Mashruuca afurinta qoysaska agoonta iyo kuwa baahiyaha gaarka qaba oo laga daah furay Muqdisho.

0
147

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka ayaa laga daah furay mashruuc lagu afurinayo in ka badan 4900 qoys oo iskugu jira agoon iyo kuwa baahiyaha gaarka qaba kaasoo socon doonaa inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadaan.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa