Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Gudomiyaha Degmada kismaayo iyo Guddomiyaha Rugta Ganacsiga JCCI ayaa maanta siwadajir ah u dhagax dhigay wada dhawaan labilaabi doono dhismaheeda taas oo ku taalo gudaha Suuqa weyn ee Magaalada kismaayo.
Wadadan oo muhiim u ah isku socodka gaadiidka iyo bulshada ayay Rugta Ganacsigu qorsheysay dhismaheeda waxaana dhawaan larajeynaya in ay wax ka badasho isku socodka gadiidka iyo dadweynaha ee suuqa gudahiisa.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawarmaya