Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Deegaanka iyo isbadelka Cimilada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Magaalada Dhuusa-mareeb ka daahfurtay wajiga koowaad oo olole loogu talagalay in kun geed lagu talaalo qaar kamid Magaalooyinka Galmudug.
Ujeedka dhir beeristan ayaa ah xuska maalinta caalamiga ah ee Keymaha oo ku began 21 maarso.
Maxamed Cali Samow.ayaa fah-faahinaya