Shir looga hadlayay sidii shaqo abuur loogu sameyn lahaa Dhallinyarada oo lagu qabtay Muqdisho.

0
73

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ururka Dhallinyarada ee Maandhis ayaa magaalada Muqdisho ku qabtay Shirkan oo looga hadlayay sidii shaqo abuur loogu sameyn lahaa Dhallinyarada Soomaaliyeed ee shaqo la-aanta ah.

Shirka ayaa waxaa ka qeyb galay wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan xukumada fadaraalka Soomaaliya.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya