Masuuliyiin katirsan Jubbaland oo u kuuro galay xaaladda shuban biyoodka ka dilaacay degmada Afmadoow

0
117

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka Jubbaland Maxamed Cismaan Jaamac oo uu weheliyo guddoomiyaha golaha deeganka degmada Afmadow ayaa kormeer ku tagay xarunta xannaanada iyo xakamaynta dadka uu soo ritay xanuunka shuban biyoodka, kuwaasi oo halkaasi lagula tacaalayo.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya