Dhaqaatiirta ka howlgala Dhuusmareeb oo Bulshada kala taliyay Xanuunadda ka dhasha kuleylaha.

0
170

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Iyadoo xiligan lagu jiro ay taha kuleylo aad u daran taa ay ka dhashaan xanuuno badan kuwaa oo bulshada Samaya ayaa
Dr Axmed Muxiyidiin Hiraabe oo ka mid ah Dhaqatiirta Magaalada Dhusmareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa bulshada kula taliya in cudurrada ka dhasha xiliyada kuleylaha wax una bulshada kula dardarmaay taxadar dheeri ah muujiyaan si looga hortago xannuundda.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya