Wasaarada Bey’ada iyo Duur-joogta KG Oo Xirfado u abuureysa dadka u gaadhta ka ganacsada.

0
155

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Abaaraha ku soo la laabtey dalka Soomaaliya iyo Burburkii gaarey Dowladnimadeena ayaa sabab u noqotey in duurjoogtii uu dalka lahaa qaar ay Abaarta dishey, kuwa la u gaarsado, halka qaarka kalana ay dalka ka tageen.

Hadaba si loo joojiyo u gaarsiga dibna loogu soo celiyo dalka kuwa ka maqan ayaa Wasaaradda Bey’ada iyo Duurjoogta KG sheegtey in ay ka shaqeyneyso sidii loo hirgelin lahaa sharcigii lagu ilaalin lahaa duurjoogta KG Sida uu ka waramayo Abdirashiid Isack Hassan Oo ah Agaasimaha waaxda Duurjoogta iyo keymaha ee wasaarada Be’ada iyo Duurjoogta KG.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa