Wasiirka Caafimadka Galmudug oo dhagax dhigay Bangiga dhiiga ee Isbitaalka Degmada Cadaado.

0
123

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug mudane Cabduwali Cabdullaahi Jaamac oo ay wehliyan Guddoomiye kuxigeenka Degmada Cadaado iyo xubno katirsan Maamulka Degmadas ayaa dhagax dhigay Bangiga dhiiga ee Isbitaalka Cadaado.

Cabduwali Cabdullaahi Jaamac Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug ayaa sheegay in xaruntan cusub ee ay dhagax dhigeen muhim u tahay shaqada Isbitaalka Cadaado.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya