Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababbarkan oo muddo seddex maalmood ah socon doona waxaa soo qaban qaabiyay Maamulka Dowladda Hoose ee Dhuusamareeb waxaana la siinayaa Guddiyo ka socda qaybaha kala duwan ee Bulshada Radidka.
Waxaa uu aqoon is waydaarsigan ku saabsanyahay wacyigelin ku aaddan lahaanshiyaha mashaariicda Dadwaynaha ee la hirgeliyay sida Dhismaha suuqa waynee Dhuusamareeb iyo waddooyinka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa