WARARKA Deeq Raashiin ah oo la gaarsiiyey Qoysas ku nool deegaano Hoostaga Degmada Jalalaqsi By admin - March 17, 2023 0 124 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Deeqdan oo kakooban noocyada Raashinka ayaa lagaarsiiyay ah Qoysas ku nool deegaano Hoostaga Degmada Jalalaqsi ee Gobolka Hiiraan ee dowlad Goboleedka Hirshabeelle. Maxamed Cali Samow. ayaa faahfaahinaya https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/03/warka-samow-maamilka-jalalaqsi-oo-deeq-raashiin-ah-gaarsyay-tuulada-iji.mp3