Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen Arday dhameeysatay barashada 114 qur’aanka kariimka isla markaana ka aflaxday madarasada khadiija bintu khuweyd
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah faahineysa