Dhaqaatiirta Dhoobley oo ku baaqay in laga digtoonado saameynta qaadka.

0
245

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Qaadku waa nooc ka mid ah manadooriyaasha oo dhibaatooyin u geysata qofka cuna qaadka, wuxuuna dhibaatooyin u geystaa xagga maskaxdda iyo  jirka.

dhibaatooyinka uu geysto waxaa kale oo ka mid ah hurdo la’aan madax xanuun wal wal hadal badannaan isku buuqid graacida wadnaha oo kordha.

Diktoor Shaafici Cabdi oo kamid ah Dhaqaatiirta Magaalada Dhoobley ayaa kawarbixiyay dhibaatada caafimaad ee laga dhaxli karo isticmaalka qaadka.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya