Xarun lagu daaweyn doono dadka qaba Cudurada Neerfaha oo laga daah furay Muqdisho.

0
148

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Muqdisho ayaa lagu qabtay munaasabadan oo lagu daah furayay xarun caafimaad oo loogu tala galay in lagu daweeyo cudurada Neerfaha

Daahfurka xaruntan caafimaad waxaa ka qeyb galay dhaqaatiir ,dhallinyaro iyo waxgarad.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya