Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Degmada Waabari ee Gobolka Banaadir Maxamad Sayid Cali ayaa xariga ka jaray suuq cusub oo ay is-gooyska Xaaji baasto ee degmada Waabari ka hergeliyeen dhallinyaro midoobay kuwaasi oo go’ansaday ineey dalkooda ka shaqeystaan.
Suuqan cusub oo lagu Magacaabo Som-Turki ayaa lagu iibin doona Dalagyada kasoo go’a dalka, hilibka xoolaha,iyo waxyabo kale.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya