Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Degmada Xudur Cumar Cabdulaahi Maxamuud ayaa waxa uu horey u balan qaadey in maamulkiisa uu bixin doono Ardeyda kaalmaha horey galay dhamaan fasalada sedexda bil ee ugu horeysa lacagta Iskuulka.
Maamulka iyo Ardada shodog School ee magaalada Xudur ayaa ka mahadceliyey fulinta balanqaad uu Gudoomiyaha Degmada Xudur horey ugu sameeyey oo aheyd in Ardada fasalada ee kaalinta koowad ka gala imtixaanka uu 3-bilood ka bixin doono lacagta Iskuulka.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa