Wafdi ka socda hey’adda UNICEF oo kormeeray mashaariicda ay ka wadaan Deegaanada Galmudug.

0
107

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdigan ka socda hey’adda UNICEF ayaa kormeer  ku tagay deegaano dhowr ah oo kuyaal gudaha Dhuusamareeb oo ay mashaariic ka wadaan.Waxaana hoggaaaaminaya madaxda hay’adaha UNICEF Charles iyagoona shir kula yeesheen maagalada Dhuusamareeb madaxda wasaraddaha waxbarashada, Caafimaadka, gargaarka iyo qorsheyta.sidoo kole Waftiga ayaa kormeeya xarunta isbitaalka dayax ee hooyada iyo dhalanka iyo Kaamka Arlaadi oo ka mid kaamka Magaalada Dhuusamareeb.

Wasiirka wasarada gargaarka iyo mareereyta musiibooyinka galmudug Cabdiraxman Makawi ayaa ka hadlay qodobadda galmudug iyo Hayadada UNCIF isla afgarteen.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa