Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka ka ganacsada Iibinta Dharka Bacadlaha ee Magaalada dhobley ayaa sheegay in saameyn ay abaartu ku yeelatay Ganacsigooda iyagoo sheegay in dadka Tuluuyiinka ka imaan jiray ay Abaarta Darteed u yaraadeen Qaar kamida haweenka ka ganacsada Iibinta dharka ayaa shegay inay samayn ku yeelatay ganacsigooda abaarta ka jirta dalka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa