Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiiro katirsan maamulka Puntland maamulka gobolka Bari kan dagmada Boosaaso aqoon yahano bahda qalinleyda Puntland iyo marti sharaf kale ayaa magaalada Boosaaso uga qeeybgalay madal lagu soo bandhigayay book kahadlaya Aafooyinka Baraha Bulshada .
Inta badan Baraha bulshada ayaa dhalinyarada Soomaliyeed waxa ay ku haaysaa caqabado badan maadama ay aad ugu mashquulaan.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya