Haween ku nool Baladweyne oo noloshooda ka maareeya iibinta Sabuulka.

0
190

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa ku nool Haween badan oo nolol maalmeedka qoyskooda ka maareeya iibinta sabuulka ka soo go’a beeraha gobolka Hiiraan.

Haweenkaan ayaa sabuulka waxa ay ku iibiyaan aga,gaarka masjidu,nuur ee xaafada Xaawo taako.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya