Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta putlaand oo kormeer shaqo ku tagay Deegaano ka tirsan gobolka Nugaal.

0
147

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Horumarinta Dhaqaalaha iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Mamuulka Puntland Dr: Maxamed Siciid Faroole iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa kormeer shaqo ah ku tagay deegaanka Sin-ujiif ee gobolka Nugaal Deegankaan ayaa wax ka socda diwaan galinta doorashooyinka deegaadda Puntland.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya