Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabadan oo ahayd mid si heer sare ah loo soo agaasimay islamarkana lagu dhiiragalinayay arday xifdisay qur’anka karimka kuwaas oo dhiganayay madarasada al hidaaya ayaa maanta lagu qabtay magaalada kismaayo
Qaar kamid ah waalidiintii ka soo qeyb galay munaasabada ayaa waxaa ay macalimiinta uga mahad celiyeen sida ay juhdiga u galiyeen waxbarashada caruurtooda.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya