Shacabka KG Oo Loogu Baaqey bixinta Canshuuraadka.

0
151

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Xiriirka Gobolada Ee Wasaarada Arimaha Gudaha KG Liibaan Shekh Shuceyb ayaa waxa uu Bulshada u soo jeediyey in ay bixiyaan Caanshuuraadka si Dowladu u noqoto mid Bulshadeeda siisa Adeegyada ay u baahan yihiin.

Agaasime Liibaan ayaa Bulshada u iftiimiyey Muhiimada ay leedahay in Caanshuurta la bixiyo si loogu maarmo kaalmaadka inta badan ay dalalka Caalamka Soomaaliya siiyaan mudo dheer.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa