Warbixin:-Maxay tahay Saameynta Caafimaad daro uu leeyahay dhiig bax ku dhaca Haweenka dhalmada ka dib.

0
68

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa jira Haween fara badan Oo u geeriyoodey dhiig bax ku dhaca dhalmada ka dib, marka laga dadlo Gobolada Dalka Soomaliya inta badan Haweenka Waqtiga dhalmada ma wada Heystaan goob Caafimaad iyo Drs Markaasi Qalabkeeda u Dhameystiranyahay Maadama ay Haweenka qaarkood ay yihin kuwa ku nool baadiyaha Ama Deegaano aan ka dhoweyn Xarun Caafimaad.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya