Arday baratay Tafsiirka Qur’aanka kariimka oo shahaadooyin lagu guddoonsiiyay Boosaaso.

0
205

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Boosaaso ee xaruunta Gobolka Bari ayaa lagu qabtay munaasabad ay ku qalin jabinayeen in kabadan 60 Arday oo baratay Tafsiirka Qur’aanka kariimka kuwaas oo isugu jira wiilal iyo gabdho islamarkaana ka aflaxday Maasjidka Towxiid.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa fah-faahinaya