Xaalad Daawo Yari ah oo soo Wajahday Isbitaalka Degmada Balcad.

0
235

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Isbitaalka Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha dhexe ayaa Codsaday in gar gaar daawo ah la soo garsiiyo.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya