Olole Nadaafadeed oo ka bilowday Wadooyinka Baydhabo

0
162

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxda Fayadhowrka Iyo Nadaafada Dowlada Hoose Ee Degmada Baydhabo ayaa Bilawday Wacyi-gelin La Xiriirta Nadaafada Xaafadaha Magaalada Baydhabo.

Wadooyinka waweyn iyo kuwa dhex mar xaafadaha ayaa laga bilaway ololahan Nadaafadeyd.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa