WARARKA Xuska Maalinta Caalamiga ah ee Duurjoogta oo maanta ku beegan. By admin - March 3, 2023 0 162 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Golaha guud ee qaramada midoobay ayaa sannadkii 2013-kii meelmariyay in sannad kasta 3-da bisha Marso oo maanta ku began dunida looga dabal dego maalinta caalamiga ee duurjoogta. Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramayasa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2023/03/Warka-firdawsa-maalinta-caalamiga-ah-ee-durrjoogta-adunka.mp3