Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tuulada Xudur Ciise Waxa ay ka mid tahay Tuulooyinka Hoostaga degmada Mahadaay ee Gobolkani Shabeellaha dhexe, bulshada ku nool waxaa soo wajahday xaalad biyo yari ah.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa warbixintan ku eegaya