Xuska Maalinta Takoorka Aduunka oo Maanta ku beegan.

0
167

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Maalinta Takoorka Zero waa dhacdo caalami ah oo la xuso 1-da Maarso sanad walba si kor loogu qaado kala duwanaanta iyo isku dhafka iyo in kor loo qaado wacyiga ku saabsan baahida loo qabo in meesha laga saaro takoorka noocyadiisa kala duwan.

Maalintani waa qayb ka mid ah olole caalami ah oo lagu joojinayo takoorka iyo in la abuuro adduun sinnaan iyo caddaalad ku dhisan dhammaan dadka oo dhan,takoorku waa xaq-darro ama si xun loola dhaqmo qaybaha kala duwan ee dadka, sida caadiga ah ku salaysan isir, qowmiyad, lab ama dheddig.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya