Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubbada hoose ayaa waxaa maalmihii dambe ka socday Dabaylo xooggan oo saameeyay bulshada gaar ahaan Kuwa Barakacayaasha ah ee aan haysan hoy ka celiya dabaysha.
Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya