Dhalinyarada Muruqmaalka ah ee ka Xamaasha Suuqyada Dhoobley oo kawarbixiyay caqabadaha ay kala kulmaan shaqada xamaaliga.

0
174

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shaqo la’aanta dalka ka jirta ayaa waxaa ay dhalinyaro badan bartay maraynta hadba sida ay nolosha u soo marto taasina waxay sababtay inay aqbalaan hadba marxaladaha kala duwan ay la kulmaan.

Qaar kamid ah dhalinyarada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa ku xaamaasha tunkooda iyagoo rara ama dajiya baabuurta xamuulka hadaba dhalinyaradaasi oo aan waraysi layeelanay ayaa kawarbixiyay shaqadooda iyo caqabadaha ay kala kulmaan.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya