Barakacyaasha ku nool kaamka Tawakal ee Deegaanka Dhoobley oo ka Cabanaya xaalad nolol xumo

0
227

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kaamka tawakal waxaa uu kamid yahay kaamamka ku yaala Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

Kaamkan ayaa waxaa ku nool dad danyar ah oo ka soo Barakacay Gobolka Jubbada dhexe iyo sido kale Qeybo kamid ah Gobolka Jubbada Hoose kuwaasi oo ay abaarta dhaafisay xoolihi ay dhaqan jireen.

Hadaba qaar kamid Barakacyaasha ku nool kaamka tawakal oo la hadlay warbaahinta Sanguuni ayaa sheegay inaay jiraan dhibaatooyin dhanka nolosha sida xaalado caafimaad daro, hooy la’aan iyo arimo kale oo is biirsaday hadaladoodiina waxaa kamid ahaa sida tan.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa