Warbixin:-Maxay yihiin Sababaha keena soo badashada cudurka kansarka oo Dhibaato Weyn ku haya Bulshada Adduunka.

0
618

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Cudurka Kansarka wuxuu ka mid yahay xanuunnada ay u dhintaan dadka ugu badan ee dunida.Ereyga kansar wuxuu u taagan yahay cudurro badan oo ka dhasha in unugyada jidhka ee aan caadiga ahayn ay si degdeg ah isu bedelaan.

Hadaba Maxay yihiin Sababaha keena soo badashada cudurka kansarka oo Dhibaato Weyn ku haya Bulshada Adduunka Gaar ahaan Soomaalida, si aan wax badan uga ogaano cudurkan iyo halistiiisa waxaan wareysi la yeelanay Dr Cabdiraxman Jumcaale oo kamid ah dhaqaatiirta Deegaanka Dhoobley kaas oo ka warbixiyay sababaha keena cudurkan.

Dhanka kale  qaar kamid ah bulshada deegaanka dhoobley ayaa iyagna geestooda ka warbixiyay saamaynta uu cudurkan ku leeyahay bulshada.

Sikastaba ha ahaatee kansarka wuxuu carqaladeeyaa hannaankaas shaqo, wuxuuna dhaliyaa in hab aan caadi ahayn u koraan unugyada. Waxaa sabab u ah isbedelka ama doorsoomidda dhiigga hido sida ah (DNA).

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya