Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Cudurada ku dhaca habdhiska dheefshiidka waxaa sababo infekshanka ku dhaco habdhiska dheefshiid, Habdhiskan waxa uu mas’uul ka yahay bur-burinta cunnada iyo qashin saarka jirka, waxa uuna kasoo billowda afka asaga oo ku dhammaado malawadka ama saxara saarka, Caabuqan ku dhaco mindhicarada aad ayuu u xanuun badan yahay mararka qaarna nolosha ayuuba halis galin karaa.
Dr Maxamed Cabdullahi oo kamid ah dhaqaatiirta ka howlgasha Isbitaalka guud ee Deegaanka Dhoobley ayaa sharaxaya siyaabaha looga hortagi karo Cudurdan ku dhaca mindhicirada ama habdhiska dheefshiidka.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya