Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada somaliyeed oo lasheego inay yihiin boqolkiiba 75 dalkeena ayaa inta badan aan helin shaqooyin ay nolol maal-meedkooda ka soo saartaan.
Waxaa jiro dhalinyarao ku nool deegaanka dhoobley oo noloshooda iyo tan qoyskoodaba ka soo saara karinta cuntooyinka kala duwan iyagoona ka shaqeeya maqaayadaha deegaanka dhoobley.
Hadaba qaar kamid ah dhalinyaradaasi ayaa warbaahinta sanguuni uga warbixiyay shaqadooda iyagoona inoo sheegay in shaqadan ay dhib badan tahay balse ay u dhabar adeegeen maadama ay tahay shaqadan mid ay nolashooda iyo tan qoyskoodaba ay ku maareeyaan
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya