Haweenka ganacsiyada yar-yar kule Suuqyada Magaalada Dhoobley oo kawarbixiyay Sida ay ganacsiyadoda ugu maareeyaan nolosha Qoysaskooda.

0
300

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa Waxaa lagu tilmaamaa inay kamid yihiin Haweenka dunida ugu firfircoon marka loo fiiriyo dadaaladii ay sameyeen mudadii uu dalku bubursanaa oo dumarka Soomaaliyed kalin mug leh kaqaateen Samata bixinta bulshada Soomaaliyeed.

Dumarka Soomaliyed ayaa kalin muuqata kaga jira ganacsiga Dalkeena iyado jiraan Haween badan oo guul ka gaaray ganacsiyo ay ka soo bilaabeen meel hoose.Haweenka Soomaaliyeed badankooda xiliyadii iyo durufihii adkaa ee laso maray ayaa u fududeyay inay bartaan habab kala duwan oo ay u ganacsadaan si noloshooda iyo tan qoyskoduba ay uga maareeyaan.

Hadaba si aan wax badan uga ogaano Haweenka Soomaaliyeed kaalinta ay ka qadanayaan ganacsiga Dalka ayaa waxaan wareysi la yelanay Qaar kamid ah haweenka Ganacsiyada kala duwan kuleh Magaalada Dhoobley iyago inooga warbixiyay ganacsiyadooda iyo halka ay ka soo bilaabeen iyo Sida ay nolosho Qoysaskooda ugu maareyaan.

Fardowsa Axmed Cabdi ayaa warbixintan ku eegeysa