Dhalinyarada ku nool Xeryaha Qoxootiga ee Dhadhaab oo wajahaya shaqo la’aan

0
213

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada ku nool xeryaha dhadhaab intooda badan mahelaan shaqo kadib waxbarashadooda dugsiga sare. waxaana aad u camiran garoomada kubada cagta iyo meelaha kale ee dhalinyaradu ku kulanto.

Hay’adaha samafalka ee xeryaha jooga ayaa dhalinyarada qaarkood bara xirfado si ay ugu shaqaystaan.qaar kamid ah dhalinyarada ku nool xeryaha qaxotiga ee dhadhab ayaa hayada DRC baartaa sida ganacsi loogu sameeyo baraha bulshada iyo qadadka internetka

Hawa mohmed abdi Khalil omar Hussein iyo mohmed sheikh ahmed oo kamid ah dhalinyarad kujira tababrkan ay aka hadlay waxa ay barteen muddo toddobad ah oo ay ku jireen tababarkan.

ku shaqaynta qaabka online,ka ma aha mid fudud oo waxa uu wataa caqabadihiisa hase ahaatee dhalinyaradan ayaa lama huraan u arka inay bartaan shaqadan dhalinyaradaasi ayaa sharaxaad ka bixiyay waxa ay ku dorbideen ka qaybgalka tababarkan

Waa shaqo adag una baahan agab badan oo lagama maarmaan u ah sidiii loga mira dhalin lahaa, hadaba maxay dhalinyaradan ka filayaan hay’adan iyo kuwa kale ee xeryaha jooga si ay uga meel gaaraan shaqadan labarayo

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa warbixintan ku eegeysa