Warbixin:-Dhaqaatiirta indhaha ee Deegaanka Dhoobley oo kawarbixiyay xanuunada ku dhaca indhaha.

0
330

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Indho la’aanta waa xaalad aragti la’aan ah oo sidoo kale loola jeedo cilado kala duwan oo ku dhaca shaqada Isha.

Inta badan bulshada Soomaaliyeed ayaa la kulma marxalada kala duwan dhanka indhaha taasi oo ay sabab u tahay xaaladaha caafimaad daro ee inta badan ka jira qeybo badan oo kamid ah dalka.

Si kastaba ha noqotee, indho la’aanta ayaa sidoo kale ku keeni karta nafaqo-xumo soo wajahda shaqsiga,xaaladdan oo kale, waxaad u baahan tahay inaad dib u eegto cuntadaada oo aad bilowdo inaad u hoggaansanto cunto gaar ah.

Hadaba uga horeen qaar kamid ah bulshada Dhoobley ayaa Radio Sanguuni u sheegay sida ay uga hortagaan waxyaabaha keena indha la,aanta.

Dhanka kale Dr Axmed ileeys oo kamid ah dhaqaatiirta Deegaanka Dhoobley gaar ahaan kuwa daweeya xanuunada ku dhaca indhaha ayaa sharaxaya xanuunada ku dhaca indhaha iyo sida loo daaweeyo.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawarbixinaya