Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Daraasaad la sameeyay ayaa caddeysay in Sanjabiisha ay ka shaqayso yarenynta xanuunnada iyo caabuqyada kala duwan,Digtoor Sayid Cawil oo kamid ah Dhaqaatiirta Caafimaadka ee Deeganka Dhoobley ayaa kawaramay Fa’iidoyinka ay leedahay sanjabiisha.
Naxwo Axmed Kadiye ayaa warbixintan ku eegeysa
.