Warbixin:-farqi intee la eg ayaa u dhaxeeya Joodariyaasha laga keeno Dalka dibadiisa iyo kuwa lagu sameeyo Dalka Gudihiisa.

0
177

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Inta badan joodriyaasha Deeganka la keeno ayaa ah kuwo lagu sameeyo Dalkeena halka ganacsatada qaarna ay ka keensadaan dalka dariska ah ee Kenya Wariyaheyga Naxwo Axmed Kadiye ayaa ku eegeysa farqiga u dhaxeeya Joodariyaasha laga keeno Dalka dibadiisa iyo kuwa lagu sameeyo Dalka gudiihiisa.