Dhalinyarada ku Shaqeysata kala iibinta Mobelada lasoo isticmaalay oo ka hadlay saameynta ay kala kulmaan Shaqadaasi

0
174

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Feysal muxumed waa will dhalinyaro ah oo ku shaqeesta kala iibinta mobeelada ceeliska ah isagoo islamarkana noloshiisa ka soo saara shaqadaasi, Hadaba feysal oo Radio Sanguuni la hadlay ayaa kawarbixiyay caqabadaha uu kala kulmo shaqadaasi.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ka diyaarisay