Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsatada magaalada dhoobley ee gobolka jubada hoose gaar ahaan kuwa iibiya macmacaanka oo inta badan la isticmalo maalmaha ciida ayaa bilaabay inay u diyaar garooban ciida.
Khadar Axmed Salaan. ayaa warbixintan ku eegaya