Maamulka Deegaanka Dhoobley oo ugu baaqay bulshada Deegaanka inay ka fogaadaan jarista dhirta.

0
225

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Deegaanka Dhoobley ayaa ugu baaqay dadka ku nool Deegaanka inaysan jarin dhirta taasi oo sababi karta nabaad guur kuyimaad Deegaanka.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya.