Biyo yari laga dareemayo Magaalada Dhoobley.

0
190

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose ayaa malmihii u dambeyay laga daremayay biyo yari soo food saartay bulshada ku nool magaalada,Xiliyada kuleylaha waxaa is dhima biyaha laga helo ceelasha waa weyn ee ay magaaladu biyaha ka hesho.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixin inooga diyaarisay.