Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Dadka Soomaaliyeed intooda badan waxa ay quraanka kusoo barteen loox ka samaysan geedo la qoray, Nin ku nool magaalada Dhoobley oo sameeya Looxda isla markaana u iib geeya dalka Kenya ayaa sheegay in sanadihii danbe ay dalka kusii yaraanayeen Macalimiinta Ardayda wax ugu dhiga Looxa.
Cumar Maxamed Dayib ayaa ka warramaya