Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Muruqaaga maal oo noloshaada maare waa erayga ay ku dhiiri galiyaan naftoodada dhalinyaradan aan la kulanay waxan waribixintan ku eegi doannaa dhalinyaro noloshooda ka maareeya xirfado kale duwan taasi oo ay ka helaan nolol maalmedkooda.
Xirfadahan ay ku sheqeystaan ayaa ah kuwa uuna dhaqaalo badan kaga bixin, da’yartan ayaa waxaa kamid ah kuwa badan oo wax barashada heer ka gaadhay basle aan helin fursado ay ku shaqeystaan wixii ay soo barteen sidaas oo ay tahay hadana ma ahan kuwo niyad jabay balse waxa ay ku faraxsan yihiin shaqadooda iyo xirfadan ay ku shaqeystaan waxaana aan ka wareysanay shaqadooda iyo sida ay ku bilaabeen.
Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa ka warramaya