Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Dadka Soomaaliyeed waxa ay leeyihiin laba luqadood kuwaasi oo kala ah Af-Soomaaliga iyo Af-Carabiga, deegaanka Dhoobley ee Gobolka Jubada-Hoose waxa si wayn uga socda barashada Luuqadda Carabiga.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad ayaa faah-faahinaya Warbixintan