Dhalinyarada magaalada Dhoobley oo codsanaya in laga qayb galiyo dhismaha Golaha deegaanka

0
227

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Dhalinyaradu waa laf dhabarta dal walba ama cududda uu ku faano, dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa qeyb libaaxle ka qaadanayey Sanaddadii danbe Dib u dhiska Delkeena Soomaaliya iyagoo door muhiim ah kaga jira Hogaaminta Sare Dalka, kuwa kale oo badana ay higsanayaan in ay qeyb ka noqdaan hoggaamintaasi.

Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa warbixintan Faahfaahinaya