Wasaaradda Caafimaadka Jubaland oo ka digtay Xanuuno ka dhalan kara Roobabkii ka da’ay Dhoobley

0
155

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Iyadoo roobabka deyrta ee dhawan ka da,ay magalada dhoobley oo sameyn ku yeesheen qoysaska dan yarta ah iyo sidoo kalena ay ka dhasheen nadafad xumo, ayay ka hadashay Wasaaradda Caafimaadka Jubaland, Deeq Tawane oo ah madaxa fayadhowrka Wasaaradda ayaa sheegay inay ka dhalan karto nadaafad darro wayn taasi oo keeni karta inay xanuunno dillaacaan.

Waxa uu sidoo kale sheegey in roobabkii dhawaan ka da’ay deegaanka ay ka dhalan karaan caqabado caafimaad hayeeshee loo baahanyahay in bulshadu ay sameeyaan wax walbo oo ay kaga hor tagi karaan nadaafad darrada.

Xamdi Sugow Lamaane ayaa warbixintan inoo faah-faahinaysa