Maktabadaha Akhriska iyo Qoraalka oo magaalada Dhoobley kusii yaraanaya

0
207

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni) Bulshada Soomaaliyed ayaa ahaan jiray Kuwa Ku Xidhan Masaajidda iyo goobaha lagu barto culuumta Diiniga ah, goobahaasi waxa kamid ah Maktabadaha oo ahaa goobaha ay ardaydu marka ay cashirrada soo qaataan, ay ka raadin jireen waxyaabaha ay uga baahdaan ee ku saabsan cashiradooda.

Balse hada taa badalkedii waxa ay u muuqataa in wax walba oo ardaydu u baahdaan ka ay raadiyaan Intarnetka oo u sahlaya wax walbo oo ay uga baahdaan cashiradooda.

Wariyahayaga Xasan Maxamed Cabdullaahi ayaa warbixintan ku eegaya